Maxkamad kutaala Dalka Ingiriiska oo Xukun adag ku riday Muwaadin Soomaaliyeed

Maxkamad ku taalla Magaalada Newcastle ee dalka Ingiriiska, ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu helay in dhaawac halis ah toorey ugu geestay nin ay dagaalameen. Ibraahim Cabdullaahi oo ah 29-jir Soomaali ah ayaa maxkamada ku heshay in bishii November ee sanadkii hore toorey ku dhaawacay Lanush Alija oo ay … Continue reading Maxkamad kutaala Dalka Ingiriiska oo Xukun adag ku riday Muwaadin Soomaaliyeed